Dhirta izaar
Dhirta izaar | |
---|---|
izaar | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Caryophyllales |
(darajo la'aan): | Tamaricaceae |
(darajo la'aan): | Tamarix |
dhirta izaar (Af Ingiriis : Tamarix; ingiriis: Tamarisk) (magaca Saynis Cocos nucifera) waa dhir ubaxyo leh ee ka kooban 50 ilaa 60 jaad. Waxaa dhirta izaar laga heli karaa qaaradaha Yurub, Aasiya iyo Afrika. Dhirta izaarka ee jadka ugu weyn waa izaarka Tamarix aphylla, oo ah nooc oo qawgeeda gaadhaysa 18 meter.[1]
Sidoo kale fiiri
wax ka badal
Tixraac
wax ka badal- ↑ Zamora-Arroyo F, Nagler PL, Briggs M, Radtke D, et al. (2001). "Regeneration of native trees in response to flood releases from the United States into the delta of the Colorado River, Mexico". Journal of Arid Environments. 49 (1): 49–64. Bibcode:2001JArEn..49...49Z. doi:10.1006/jare.2001.0835.