Haramcad
(Waxaa laga soo toosiyay Harimacad)
Haramcad | |
---|---|
Haramcad oo ku nool Koonfurta Afrika | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Animalia |
Qaybinta: | Chordata |
Gacalka: | Mammalia |
Dirka: | Carnivora |
Bahka: | Felidae |
Duulka: | Acinonyx |
Noocyada: | A. jubatus |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Acinonyx jubatus (Schreber, 1775) | |
Meelaha oo haramcadyo ku nool yihiin, sanadka 2015 |
Haramcad sidoo kale loo yaqaano Harimacad (laatiin Acinonyx jubatus carabi: فهد taliyaani: ghepardo ingiriis: cheetah) waa xayawaan ku nool duurka, ama baadiyaha, waxeena ku kala noolyihiin qaaradaha Afrika iyo Aasiya. Kuwa aasiyo joogo waxaa laga keenay Afrika. Haramcad waxee u egyahay shabeelka, dhibco dhibco ayuu korka ku leeyahay. Waana xayawaanka aduunka ugu orodka badan. Haramcad waxee ka orod badantahay, baabuurta sportiga cusub, kuwa uugu xooga badan, markii la fiiriyo 3 s ama mirir. Harmacad waxoo orod ku bilaabi karaa 0-103 km 3 s.