Luqadaha Semitiga
Luqadaha Semitiga waxaa la dhahaa luqadaha looga hadlo Bariga Dhexe, woqooyiga Afrika iyo Geeska Afrika gaar ahaan Itoobiya.Waxaa ku hadlo dad kabadan 470 miliyan oo qof.
- Carabi — 340 000 000
- Amxaari – 21 000 000
- Af-Tigrinya – 15 000 000
- Af-Hebrow — 7 000 000
- Af Amurit - dabar go'ay
Semitik | |
---|---|
Qaybinta juqraafiga: | Aasiya Galbeed, Waqooyiga Afrika, Geeska Afrika, Malta |
Kala soocida luqadaha: |
|
Boroto-Luuqad: | Proto-Semitik |
Qayb-hoosaadyo: |
Semitik Bari (dabar go'ay)
Semitik Galbeed
|
ISO 639-2 and 639-5: | sem |
Meelaha hadda laga heli karo Luqadaha Semitiga | |
Taarikhdha meelaha laga heli karey Luqadaha Semitiga |