Luul (macdan)

(Waxaa laga soo toosiyay Luul)

Luul (Af Ingiriis : diamond; Af Carabi : ar‎; Giriik: ἀδάμας) waa macdan dabiici ah oo laga helo badhtamaha dhulka, kaas oo ka samaysan isotopeyo Kaarboon, kaasi oo isku xidhka atomyada kaarboonku u sameeysan qaab lix geesood ah. Dhagaxa Luulku waa midka ugu adag dhamaan macdanta dabiiciga looga helo oogada dhulka.

Dhagaxa Luulka ah oo ku xidhan macdan kale.
Luul la qurxiyay oo ah nooca lagu xaragoodo.

Yehowah wuxuu tixraacay adeegsiga dheemanka si loo xoqo ama loo xardho alaabada adag.

Akhrin dheeraad ah

wax ka badal

Af Soomaali - jawhar


  NODES
Note 1