RPK (qori)
RPK oo soomaalidu ugu dhawaaqdo (Aar Bee Keey) (Af Ingiriis : RPK Machine gun) waa qori gacmeed darandoori ah, waxaa sameeyay midowga sofiyet sanadkii 1961, wuxuuna hawl galay sanadkii 1964 waxaa lagu soo bandhigay ciida shaqaalaha sanadkii 1966 barxada cas ee Moosko, wuxuu noqday qoriga ay qaataan ciidanka isbahaysiga waarso, waxaa lagu bedelay RPK-74 oo ah 5.45mm maanta waxaa ku hubaysab ciidanka Saldhiga bari,
Qorigan ayaa qaata rasaasta Akaha qasnadiisu waxay qaadaa afartan mida duubanna waa 50 baalooto.
Wadamada adeegsada
wax ka badal- Bulgaria
- Afgaanistan
- Albania
- Kambodiya
- Kamiruun
- Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
- Jad
- Kab Ferde
- Komoros
- Kuuba
- Jabuuti
- Masar
- Ikweetiga Guinea
- Itoobiya
- Guinea-Bissau
- Hungary
- Iiraan
- Ciraaq
- Latfiya
- Libiya
- Malaysiya
- Maali
- Malta
- Mongolia
- Marooko
- Musanbiig
- Nikaragua
- Nayjeeriya
- Waqooyiga Kuuriya
- Midowga Sofiyet
- Romania
- Ruushka
- Siishilis
- Sierra Leone
- Soomaaliya
- Suudaan
- Suuriya
- Zimbabawi
- Tansaaniya
- Usbekistan
- Fiyetnam
- Yemen[1]
Tixraac
wax ka badalXiriiriye Dibadeed
wax ka badal- N. Manual-Kalashnikov-1973 Soviet RPK Manual Covering Operation and Repair[dead link]
- EnemyForces.com[dead link]
- Modern Firearms—RPK Archived Luuliyo ama Luulyo 1, 2007 // Wayback Machine
- Modern Firearms—RPK-74 Archived Sebteembar 13, 2008 // Wayback Machine
- Kalashnikov.guns.ru Archived Sebteembar 29, 2007 // Wayback Machine
- Video of operation (RPK-74) على يوتيوب (يابانية)