Saacad (ingiriis: hour; carabi: ساعة ama وحدة) waa halbeeg lagu cabiro wakhtiga taas oo astaanteeda waafaqsan Nidaamka Caalamiga ee Halbeega tahay (h). Sida caadiga ah, cabirka hal saac waa 60 daqiiqo, ama 3600 ilbiriqsi. Sidoo kale hal saac waa mid ka mid ah 24ka saacadood ee maalinta iyo habeenka.

Iskugeynta maalinta iyo habeenku waa 24 saacadood.

Halbeega Saacad

wax ka badal

Saacad oo ah cabir lagu qiyaaso wakhtiga ayaa ka sameeysan halbeegyo ka sii yar cabirka, kuwaas oo ah daqiiqad iyo ilbiriqsi.

  NODES
Done 1
see 1