Abaayo
Abaayo (Af Ingiriis : sister) ama walaasha waa qof oo dhalasho wadaag ku la ah ee dhedig ah. Qofka dhedig ah waa qof oo siil ama ilmogaleen saarka ku dhex yaal.
Walaasha ama abaayaha waa gabadha walaalka ah ee waalidkaa dhalay (hooyo iyo aabo). Abaayo waa qofta dhedig ee aad wada dhalateen, laga yaabaa in xaga hooyada aad walaal ka tihiin ama dhanka aabo aad dhiig ka wadaagtaan.
Abaayo waxaa lid ku ah aboowe.