Cadan
Cadan (Af Carabi : ar) waamagaalo kutaala wadanka Yemen. Waxa ay ahayd caasimada. Jamhuuriyada.dimuquraadiga.shacbiga.sanadihii u dhexeeyay.1967.ilaa.1990.oo ahayd markii ay labadii dal ee yamini u qabsanaan jirtay.ay midoobeen.waxa ay 170.klm.bariga kaxigaa.baab almandabka.marinka layidhaahdo.waxa lagu yaqaanaa in ay cadani tahay caasimada dhaqaale ee wadanka yaman. Doonta Cadan waxay wataa ilaa Jabuuti iyo Berbera.
Cadan عدن (Carabi) | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Yemen" does not exist. | |
Dalka | Yemen |
Gobol | Cadan |
Area | 760 km2 (290 sq mi) |
Joogga | 6 m (20 ft) |
Tirada dadka (2012) | |
• Dhammaan | 760,923 |
• Cufnaanta dadka | 1,000/km2 (2,600/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+3 (GMT) |
Furaha | 967 |