Milix ama Cusbo (Af Carabi : arAf-Taliyaani : sale Af Ingiriis : salt) waa Isku dhis macdan quruurax ah oo laga helo biyoha dhanaan e badaha. Cusbadu waxay ka samaysan tahay curiyeha Sodhiyaam iyo Koloriin, waa isku dhiska SodhiyaamKoloraydh (NaCl).

Milixda Dundia

Si dabiici ah ayaa Milixda looga helaa biyaha badaha taas oo halkii litir ee biyaha bada ah 35g ayaa Cusbo ah una dhiganta 3.5%.

Cusbadu aad ayay muhiim ugu tahay dhismaha jidhka bani-aadamka, waana billowga dhadhanka ee wax walba. Guud aahaan qadarka cusbo ee ku jirta jidhka xayawaanka ayaa ka badan xadiga laga heli karo jidhka dhirta.

In ka badan 6000 oo sanno ka hor ayaa Milixda la isticmaali jiray, waxaanay ka mid tahay waxyaabaha ugu da'da weeyn ee Aadamuhu aqoonta u leeyihiin.

Sida caadiga ah Cusbada waxaa laga keenaa ayadoo la uumi-bixinayo biyaha bada ama laga qodayo godad eey ku qalshay. Sidoo kale warshaduhu waxay ka sameeystaan falgalka Sodhiyaam iyo Koloriin.

Marka laga yimaado ku darsiga cuntada iyo cabitaanka, isku dhisyada Milixda waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimiko warshaduhu isticmaalaan, bacaha, waraaqadaha xamagta iyo waxyaabo kale oo badan.

Waddanamaha Milix Dundia

wax ka badal

Taariikhda Milixda

wax ka badal

Noocyada Milixda

wax ka badal

cusbadu waxay ukala baxdaa qaybo kala duwan

wax ka badal

Fal-galka Curiyeha Milixda

wax ka badal

Isticmaalka Milixda

wax ka badal

Soo Saarka Milixda

wax ka badal

Sido Kale fiiri

wax ka badal
  NODES
Done 1