Rotterdam Waa magaalada labaad ee ugu weyn Nederland waxaa ku nool qiyas ahaan 588,000 oo qof. Rotterdam sidoo kale waamid ka mid magaaloyinka iyo dekedaha caalamka ugu mashquulka badan.waana dekeda ugu weyn ee yurub. Magaalada waxaa mara wabiyaal badan waxaana ugu weyn wabiga Maas. Rotterdam waxa ay kamidtahy magaalooyinka ay sida baan u khasaaruhu ugasoo gaadhay dagaalkii labaad ee dunida waxaa burbray dhamaan goobihii taariikhiga haa ee magaalda.

calanka dawlada hoose ee rotterdam
Rotterdam

Dawladdaha Hoose ee Rotterdam

wax ka badal

Qowmiyadaha Ku Nool Magaalada Rotterdam

wax ka badal
  • Tirakoob lasameeyay 2004
  • Holandeeska :318,672
  • Surinaam : 52,377
  • Turki : 43,550
  • Marookaan : 34,281
  • Soomaali : 32,752
  NODES
Note 1