Coordinates: 23°30′12.96″N 40°51′34.92″E / 23.5036000°N 40.8597000°E / 23.5036000; 40.8597000

Xijaas waa goob juquraafi ahaan kutaala wadanka Sacuudi Carabiya mandaqadani waxa ay kakoobantahay dhamaan dhanka galbeed ee boqortooyada sucuudi careebiya waxa xijaas dagay oo kukulmay inta la ogayahy qabaa'lo badan oo caraba xijaas waa goobta ay kuyaalaan labada xaram oo gaabtii ilaahay uu nabi maxamed C.S ugusoo dhiibay waraqda diinta islaamka waxa xijaas kutaala kacbada sharafta leh ee islaamka u ah jihada ay ujeestaan marka ay tukanayaan

xijaas

Magaalooyinka ugu waayan

wax ka badal
  NODES
Note 1