Skunks
Xoor
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Animalia
Faylam: Chordate
Gacalka: Naasley
Dirka: Hilibcun
Subdirka: Caniformia
Bahka sare: Musteloidea
Bahka: Mephitidae
Bonaparte, 1845
G

Conepatus
Mydaus
Mephitis (nooca)
Spilogale

Skunk genera ranges


Xoorka (Af Ingiriis : Skunk; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano "Xoor Dubbur") waa xayawaan naasley ah kaasi oo lagu yaqaano dhuuso aad u qudhmuun. Waxaa jira noocyo badan oo xoor ah kuwaasi oo leh midabo kala gedisan, qaarkood midab madoow, halka kuwo kale leeyihiin midab coowlan ama mid isku dhex jir ah.

Intaas waxaa dheer, xoorku waa xayawaan hilibka cuna, wuxuuna inta ugu badan ku dhaqan yahay duurka.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  NODES
Done 1